SHUKAAMIYE / AI MESSAGING

About Shukaamiye

Macluumaadka adeegga Shukaamiye iyo xiriirka uu la leeyahay GaraadAi.

La cusbooneysiiyey: 28 Oktoobar 2026

Waa maxay Shukaamiye?

Shukaamiye waa adeeg AI ah oo dadka ka caawiya inay diyaariyaan qoraallo jawaab ah oo u ekaada codkooda. Waxaa ku jira qaabab sida Natural, Romantic, Kaftan, Hagaaji, Dheere iyo Qof Cusub.

Waxaa dhisay

Shukaamiye waa badeecad ay leedahay GaraadAi, shirkad dhista websites, mobile apps iyo systems. Naqshadda iyo astaamaha Shukaamiye waxay la wadaagaan GaraadAi aqoonsiga guud, laakiin waxay leeyihiin bogag gaar ah oo asturnaan, terms iyo support ah.

Heerka hadda

Google login-ka, AI backend-ka iyo mobile-money gateway-gu waxay u baahan yihiin dejin ammaan ah ka hor production. Payment UI-ga hadda waa demo; success animation-ku ma xaqiijiyo lacag-bixin.